Daawo Video…Dr Maxamed Cabdiraxmaan Cajaa’ib oo helay daweynta cudurada dilaaga ah ee AIDS iyo Kanserka.

Dhakhtar Soomaali ahoo kunool Yeman oo helay Dawo daweynta cudurada halista ah sida AIDS,Cancerka iyo cuduro kaleba…Dhakhtarka oo lagu magacaabo Dr Maxamed Cabdiraxmaan Cajaa’ib.