Deg-deg..DAAWO Muqaal laga duubay xaaladii ugu horeysay ee dukaanka Weyn ee Westgate uu dagaalku ka bilaabmay.

Muqaalkan aad arkaysaan waxa duubay nin ka mid ahaa dadkii dukaanka gudahiisa ku jiray wakhtigii dagaalku bilaabmay,Sida aad arkaysaan rasaas ayaa ka dhacaysa.