Waxaa mar qudha ah ka soo dhex muuqday saxaafada dalka Kenya gabadhii lagu magacaabaayey Hani ee ka timid dalka Uk in ay tahay qof caadi ah oo ganacsi ku leh dalka Kenya
Gabadhaan oo ka war bixisay waxii meesha ka dhacay ayaa waxay soo afjareysaa wareysigaan warkii ahaa in ay ma suul ka aheyd qabsashda goobta xarunta ganacsiga Westgate
Gabadhaan oo sheegtay in ay aad uga wal wal walsaneed wararka sheegayey in ay ka midtahay kooxaha qabsaday xarunta ganacisga ayaa wareysi dheer siisay Tvga Kenya iyadoona halkaa ku cadeysay in lagu been abuurtay
Hani waa hooyo leh sedax caruur ah adeegna ka sameysaneysay goobta iyadoona sheegtay in ay qatar gashay oo dhoor mar la soo xabadeeyey iyadoona sheegtay in ay shoogsantahay
Wareysiga Hana oo ka timid dalka Ingariiska ayaa soo ayaa soo afjaraysa tuhunkii ahaa in ay hogaamineysay weerarka xarunta ganacsiga Westgate
Hano oo saacadii u danbeeyey warkeeda aad u buun buninaayeen saxaafada aduunka in ay abxsatay ayaa meesha ka sareysa taa iyadoona xiligaan hooygeeda si nabad ah ku joogto.
Salaanmedia/ Mogdisho