Gudoomiyaha UCID Oo Xilkii Ka Xayuubiyey, Xubinimadii Xisbigana Ka Qaadey Masuul Xil Sare Ka Hayey Xisbiga.

ucid

Gudoomiyaha UCID oo xilkii ka xayuubiyey, xubinimadii xisbigana ka qaadey masuul xil sare ka hayey xisbiga.

Hargeisa-(SM)-Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa soo saaray wareegto uu xilkii kaga xayuubiyey, islamarkaana xubinimadii xisbiga kaga eryay Gudoomiyahii xisbiga UCID ee gobolka Maroodi-jex Cabdiraxaan Adan Sheekh haaruun,waxayna wareegtadaas oo dhamaystirani u dhignayd sidatan:-

 

ucid1

ucid