Hoos Ka Daawo TV ga Channel 4 Ee Dalka Ingriiska iyo Jamaal Osmaan Oo Shaaciyay In Ninka Hogaaminayay Kooxdoo Weerartay Suuqa Westgege Uu Ahaa Nin Kenyan Ah iyo mid Somalia ah.
Wariyaha ayaa sheegay in uu ninkani hore uga tirsanaa ciidamada dalalka Kenya oo uu ahaana nin kiristana qaatayna Diinta Islaamka 2005 waxa uuna ku biiray kooxda Al-Shabaab.