Imaamka Masjidka Nebiga (SCW) ee Madiina Sheikh Saalax Al-Budayr oo booqasho ku jooga dalkan Ingiriiska ayaa shalay soo booqday xarunta Islaamka ee degmada Greenwich ee magaalada London (Greenwich Islamic Cantre) Woolwich.
Daawo Shiikhu sida uu Quraanka u akhriyaayo.
Fadlan lasoco Sawiro,Warbixin iyo Video ku saabsan khudbadii uu ka jeediyey masaajidka Xaafadda Woolwich.
Xamse Axmed Salaan
Salaanmedia/London