Koobka Uefa Champions League Qarada Europe oo caawa bilaabmaaya 2013.

Last time out: Bayern Munich were crowned Champions League winners at Wembley in May

17 sept Tartanka Koobka Qarada Europe ugu Caansan iyo Adduunkaba Ee Uefa champions league ayaa mar kale ooda laga rogi doona Cawa iyadoo Sidii Cada ahayd ay sanad walba ku tartami donan 32 kooxod oo kakala socda Wadamada Europe kubadoodu ugu horumarsantahay.

Here they come: Stefan Kiessling and his Leverkusen team-mates trained at Old Trafford on Monday evening

Sida lala wada socdo hore ayaa Groups loogu soo qaybiyay Kooxaha Sanadkan Usoo Baxay tartanka iyadoo Groups kaasina loo kala qaybiyay 8 Groups Waxana Cawaa Ciyaari doona 4 Group ee Hore.

Ready? United's stars were in training on MOnday ahead of the Bayer Leverkusen clash

Group A Waxa ku jira kooxaha FC Shakhtar Donetsk oo ka socota wadanka Ukrain, Manchester United FC oo Egland kasocota,Bayer 04 Leverkusen Oo Germany kasocota,iyo Real Sociedad de Fútbol oo kasocota wadanka Spain Waxana cawa kooxu isku arki donan sida tan:

United

21:45 Manchester United ? – ? Bayer Leverkusen
21:45 Real Sociedad ? – ? Shakhtar Donetsk

Who's this guy? Gareth Bale (left) and Cristiano Ronaldo (right) train at the TT Arena Stadium in Istanbul

 

Group B waxa ku jira kooxaha Juventus oo kasocota wadanka Itally,Galatasaray AŞ oo kasocota wadanka Turkey,Real Madrid Oo Kasocota Wadanka Spain iyo fC København oo kasocota wadanka Denmark waxana Kooxahasi cawa isku wajihii donan sida tan.

21:45 FC København ? – ? Juventus
21:45 Galatasaray ? – ? Real Madrid

Group C waxa ku jira kooxaha kala ah Paris Saint-Germain FC oo kasocota wadanka France, SL Benfica oo kasocota wadanka Portugal ,RSC Anderlecht Oo Kasocota wadanka Belgium ka iyo Olympiacos FC oo Kasocota wadanka Greece Waxana cawa kooxu isku arki donan sida tan.

21:45 Benfica ? – ? Anderlecht
21:45 Olympiakos ? – ? Paris Saint Germain

Getting there: Manuel Pellegrini is hoping to take a victory in his first Champions League game with City

Group D Waxa iyana ku jira Kooxaha Kala ah FC Bayern München oo difacanaysa horyalnimada Euro markii shanad kana socota wadanka Germany, Manchester City FC oo kasocota wadanka Egland ,PFC CSKA Moskva Oo kasocota wadanka Russia iyo FC Viktoria Plzeň oo kasocota Wadanka Czech Republic waxana kooxuhu cawa isku arki donan sida tan.

City

21:45 Bayern Munich ? – ? CSKA Moscow
21:45 Viktoria Plzen ? – ? Manchester City

 

 Salaanmedia/Hargaysa

 

 

 

 

 

 

Â