Kulan looga wada hadlaayey dhibaatadda joojinta xawaaladdaha Somalida ee Barclays Bank ee UK iyo dedaal ku wajahan arinkan.

IMG_0637 (800x533)

Kulan xalay 27.9.13 ka dhacay Hotel Savana oo ku yaala galbeedka magaaladda London xaafada Bush,Kulankaas oo ay isugi yimadeen dhalinyaro reer London ah oo ka wada hadlaayey arimaha Soomaalida wakhtigan xaadirka ah gaar ahaan arinka xawaaladdaha ee dhaawaanahan la hadal hayey in la joojin doono,Waxa laga wada hadlaayey dhibaatada ka imankarta joojinta xawaaladdaha,sidii looga wada hawl gali lahaa,Maxuu  noqonayaa xalka looga hortagi kari in aan xawaaladdaha la joonin? iyo in la muujiyo dedaal dheeraada oo looga hortagaayo joojinta xawaaladdaha Soomaalida oo ah laf dhabarka dadka Somalida ah. Waxa la isla soo qaaday si kulan danbe oo kan ka weyn loosoo agaasimi lahaa,Dedaal dheeraada in la muujiyo iyo hawlo dhowr ah oo ku saabsab arita xawaaladdaha oo aad dadka gudihii jooga iyo kuwa qurbaha joogaba ay aad uga war-war qabaan. Waxa aynu ognahay in bishan dhamaadkeeda ay tahay wakhtigii loo qabtay in Barclays Bank uu xayiraad kusoo rogi doono dhamaan acounaga ay xawaaladuhu leeyihiin tasoo joojinteeda aad looga wada hadlay lakiin wararka imanayaa ay shegayaan in arinkai yahay wax aanay waxba ka qabn karin lakiin go’aan ah in Barclays joojiyo.

Waxa kale oo dhalinayradu ay kulamo kale la yesheen madax ka tirsan dawlada Ingiriiska,nabadgalyada kuwa qabilsan iyo dad kale oo arinkan aad u xiiseynaaya oo ka mid ah bulshada dalkan degan.

Kulanka waxa loo balamay in lasii xoojiyo oo la qabto kulamo kale oo kuwan la mid ah dhawaan .

Xamse Axmed Slaan

London

IMG_0633 (800x533)

IMG_0654 (800x533) IMG_0675 (800x533) IMG_0674 (800x533) IMG_0631 (800x533) IMG_0657 (800x533)
IMG_0664 (800x533) IMG_0632 (800x533) IMG_0668 (800x533) IMG_0663 (800x533) IMG_0662 (800x533) IMG_0638 (800x533) IMG_0636 (800x533) IMG_0661 (800x533) IMG_0650 (800x533) IMG_0640 (800x533) IMG_0634 (800x533) IMG_0633 (800x533) IMG_0647 (800x533) IMG_0643 (800x533) IMG_0641 (800x533) IMG_0635

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Salaanmedia/London

Info@salaanmedia.com