Madaxweyne SIILAANYO Oo Maalinta Bari Ah Safar Shaqo Ku Taagaya Turkiga

(SM:Hargaysa) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maalinta Bari ah safar ugu Ambabixi Doona Waddanka Turkiga ,safarka Madaxweyne Siilaanyo ku tagaayo Dalka Turkiga ayaan ilaa hada wax faah-faahin ah laga haynin

 

Madaxweyne Siilaanyo ayaa lagu wadaa in uu sii dhaafo Dalal kale oo Yurub ah gaar ahaan dalka Ingiriiska hase yeeshee wali macada dalalka uu maraayo  iyo waxayaabaha wakhtigan ay ka wada-hadli doonaan. Safarka Madaxweyne Siilaanyo si rasmi ah looma oga Masuuliyiinta ku wehelin doonta

 

Salaanmedia/Hargaysa