Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Lagu Soo Dhaweeyay Mareykanka(Daawo Sawiro)

Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Lagu Soo Dhaweeyay Mareykanka(Daawo Sawiro)

Sep 20,2013 (SM) Macaamiisha Sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Sawirada Safarka Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayo ay ku marayaan dalka Mareykanka iyadoo halkaasi si diiran loogu soo dhaweeyay kulamana la qaatay diblomaasiyiin ka tirsan dalkaasi.

Salaanmedia Desk