Magaalaada Kismaayo oo ay kadhacday inkaartii ugu weynayd

Habiil

Magaalaada Kismaayo oo ay kadhacday inkaartii ugu weynayd ee ay gaysteen kuwii cadawga soo raacay oo nabsigii ku qar qarxayo maalinba maalinta kadambaysa ay dhamaanayaan iyaga iyo wiilashii ay kasoo lugooyeen ee ay kakeeneen kilinka 5aad ama qabri daharre,

Waxaa ku geeryooday qarax ismiidaamina oo ay kadambeeyaan rag somali ah oo dhulka cadawga loo soo kaxaystay ay ka go’antahay inay ka saaraan kuwa kenya u adeegaya ayaan waxay soo abaabuleen weerarar aad loosoo qorsheeyey oo uu fuliyey nin sifiican loo yaqaano oo aabihiis lagu dilay magaalad kismaayo markii ay kenyaatigu qabsadeen kismaayo waxaana balan kumaray inuuu aabihiis u aaro waana kaa maanta inkabadan 74 xulkii qabridaharre lagasoo abaabulay ee uu hogaaminayey SULDAAN MAXAMED DEEQ SULDAAN MAXAMUUD HAYBE oo ah suldaanka guud ee absame ahaana reer cabdille reer dalal ba’ xawaadle iyo cabdinaasir seeraar oo ahaa afhayeenkii absame ahna reer cabdille kana yimi qabridaharre.

Ilyaas badal gabboose oo ah nin ku dhashay qabridahrre kuna somaliya ahna reer cabdille, mukhtaar gabgable oo ah ahmed madoobe ilma adeerkii, siyaad maxamed mursal oo isna qabri daharre kayimid, Ingeneer cabdillahi qorane oo ah makaahiil kana yimid Nairobi oo isaguna kasoo jeeda wardheer, fartaag oo la la’yahay meel uu jidhkiisii kudambeeyey laguna sheegay inuu ku geeriyooday goobta oo wax laga aaso lawaayeyisag iyo suldaanka, ahmed madoobe oo dhaawac afka iyo bawdada kasoo gaadhay iyo 74 in kabadan oo ku geeriyootaY goobtaas in kabadan 100 qofna ay ku dhaawacmeen.

Waa musiibo weyn oo haleeshay ragii islahaa dhul dad leeyihiin ayaad qabsateen oo xoog kuhaysan doontaan, waxaa hawsha ka dambeeyey ragii dhulkooda lagu soo duulay ee cadawga kenyaatiga loosoo kaxaystay waana cadahay inaan laga adkaanayn nin raba inuu dhinto geeridana loo simanayahay, hal maalin ayaa dhoobleey, baardheere oo gado ah ilaa iyo baladweyne hal mar weerarar dhinac walba ah ay ku qaadeen ciidamo aan lagaranaynin siday isugu xidhan yihiin waxaana la ogyahay in  ahmed godane imika ciidamadiisu ay yihiin ciidamo qabiil oo beeshiisa uabadan amaba aan sikale u idhaahdee Dir uu hogaanka milateri gacanta kuhayo dagaalka kasocda kismaayo ilaa beled weyne ilaa muqdsiho inta udhaxaysa inuu godane maamulo oo uu awooda sare kuleeyahay maadaama alshabaab burburtay nin walbana qabiilkiisa uu ku noqday in Somalidu aanay isu qiraynin ee ninkuu awood milateri uun leh uu xaqiisa iyo sadbursiba dhacsankaro kii awood lahayna ladulmayo waxaan kusoo gabagabynayaa dagaalka kasocda jubooyinka waa dagaal qabiil oo ay kudagaalamayaan dir iyo daarood dhul kudagaalamaya iyadoo laysu adeegsanayo dawlado shisheeye oo ay kamidyihiin kenya itoobiya iyo kuwo isqatinaya oo ay kamidyihiin europianka, waxaa halkaa kamuuqata in dagaalka manta kadhacaya jubooyinka uu yahay midkii markii gumaystaha talyaaniga soo weerareen kismaayo iyo muqdisho inta u dhaxaysa ee ay boqortoyadii biyomaalku maamulaysay ay sidaasoo kale hogaaminayeen dabadhilifyo somali ah  oo talyaanigu kakeenay gobolada bari ee somaliya kuwaasoo lawada ogyahay inay magaalada kismaayo degeen oo isku dayeen inay wax walba iyagu ka dhaxlaan talyaaniga xornimadiina ucodeeyey inaan somaliya xor noqonin markaa hadii umada somaliyeed ee muqdisho joogta ay fahmi waayaan cida duulaanka ku ah inaanay ahayn godane iyo Dir ee ay tahay cadawga kuwa ushaqaynaya  ee raba dhulka somaliyed inay gacan shisheeye galiyaan oo kuqasbay dawladii somaliyeed inay utanasusho.

Markaa waxaan leeyahay shacabka somaliyeed ee kunool somaliland, djaputi,kilinka 5aad iyo Nfd ee ku aftirsada beelaha dir dagaalka ay soo qaadeen beelaha daarood ee absame itoobiya iyo kenya iska soo bahaystay oo ay taagerayaan hartiga dega somaliya inuu yahay duulaan qabiil oo kaxun kii lagu soo qaaday hargaysa 1988 ee lagu bur buriyey magaalooyinkii waaweynaa ee isaaqu daganaa,waxaan maanta ugu baaqaynaa in dhulka jubooyinka uu yahay dhul dir majoority kutahay oo uu gacanta dirna kujiro cidnaa aanu uga daba fadhiisan doonin heshiis lagu soo galay addis ababana aanu kahirgalidoonin, dhulkaas beelaha digil,mirifle, jarrerweyne, hawiye iyo dir sisiman inay uleeyihiin oo ay manaafacsadaan nimcada ilaahay siiyey ilaashadaana marnabana aan la ogolaanin in cadaw shisheeye gacanta loo galiyo.

Habiil Cabdi Haybe

London