MAXAAD KA TAQANAA DUKAANKA AL-AMAAN EE BARIGA LONDON XAAFADDA STEPNEY.

Dukaanka Al-Amaan oo ku yaala bariga London xaafadda Stepney waxa uu idiin hayaa alaabooyin aad u fara badan oo noocyo kala du-duwan leh Sida Cadarada,Maryo kala du-duwan,Books Islaamic ah iyo qaar kale oo aad u fara badan oo aad ka heli doontaan Insha Allah.

Kala soo xidhiidh wixii macluumaad ah ee ku saabsan dukaanka cinwaanka hoosta ku qoran.
Dukaanka Al-Amaan
112 Mile End Road
Stepney, London E1 4UN
TELL..02077909666

DAAWO VIDEO KU SAABSAN DUKAANKA.