MUNAASABAD LAGU TAAGEERAYAY HESHIISKA ADDIS ABABA OO LAGU QABTAY MUQDISHO.

Aug 31, 2013 Muqdisho(SM) – Munaasabadan balaadhan oo ay kasoo qeyb galeen Wasiirka Warfaafinta, Boostada Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Soomaaliya C/laahi Ciilmooge Xirsi, madax ka socotay maamul goboleedka galmudug, Xildhibaano, Gudoomiyaha gobolka, agaasimayaal, Xubno ka socday ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed, fanaaniin iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda ayaa waxa ay aheyd mid lagu taageerayay waxqabadka dowladda mudadii ay jirtay iyo muhiimadda ah ay nabaddu leedahay, iyadoo sidoo kale lagu soo dhaweeyay heshiiskii magaaladda Addis Ababa ee dalka Ethiopia ay ku gaareen dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka KMG ah ee ka jira magaalada Kismaayo.

 

Salaanmedia/Muqdisho Office