OGAYSIIS DHAMAAN JAALIYADA SOMALILAND EE KU NOOL WADAMADDA SCANDINAVIAN.

u_106646d_2013-7-31-16-58-39f_Jamaal
OGAYSIIS  DHAMAAN  JAALIYADA  SOMALILAND EE  KU  NOOL WADAMADDA SCANDINAVIAN.

Gaar ahaan SWEDEN, In Uu Musharaxa Madaxwaynaha ee Xisbiga UCID, Mudane, JAMAL CALI XUSEEN• Booqasho Rasmi Ah Ku Iman Doono Wadanka Sweden Maaalinta Khamiista 9/26/2013. 

Maalinta Khamiista 9/26/2013 Saacadu Markay Tahay 18:00 Ama 6 PM Waxa Uu La Hadli Doonaa Dad Weynaha Reer Somaliland Ee Stockholm Iyo Hareeraheed. 

Maalinta Jimcaha 9/27/2013 Saacadu Markay Tahay 19:00 Ama 7 PM Waxa Uu La Kulimi Doonaa Xubnaha Iyo Taageerayaasha Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID. 

Maalinta Sabtida 9/28 /2013 Saacadu Markay Tahay 18:00 Ama 6 PM Waxa Uu La Hadli Kulmi Doonaa Dad Weynaha Reer Somaliland Ee Sweden Gaar Ahaan Magaalada Jönköping Iyo Hareeraheed Iyo Cidii Soo Gaadhi Karta. 

Maalinta Isniinta 9/30/2013 Saacadu Markay Tahay 11:00 Ama 11 AM Waxa Uu La Kulimi Doonaa Xisbiga Social-democractic-partyga Laantiisa Magaalada Jönköping. 
Halkaas Oo U Ku Dhageysan Doono War Bixino. 

Maalinta Isniinta 9/30/2013 Saacadu Markay Tahay 13:00 Ama 1 PM Waxa Mudane Musharax Jamaal Cali Xusseen Jeedin Qudbad Aad U Dheer Oo Ay Dhageysan Doonaan Ilaa 120-150 Qof Oo Swedish Ah Oo U Badan Masuuliyiin SarSare. 

Maalinta Salaasada 10/01/2013 Waxa Uu Caasimada Stockholm KuLa Kulmi Doonaa Xubno Ka Socda Baarlamaanka Wadanka Swedn. 

5- Maalinta Arbacada 10/02/2013 Saacadu Markay Tahay 18:00 Ama 6 PM Waxa Uu La Hadli Kulmi Doonaa Dad Weynaha Reer Somaliland Ee Ku Nool Koonfuta Sweden Skåne , Kulankuna Waxa Uu Ka dhici Doonaa Magaalada Maalmö 

Maalinta Arbacada 10/02/2013 Waxa Uu Caasimada Stockholm KuLa Kulmi Doonaa Xisbiga Social Democractic Party ga Qaybta Arimaha Dibadda. 

Maalinta Khamiista 10/03/2013 Waxa Uu Caasimada Stockholm KuLa Kulmi Doonaa Saraakiil ka Socda Hayada Deeq Bixin SIDA. 

Ka soo qayb Gal wanaagsan:- 

Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh Guddida Qaban Qaabada. 
Xildhibaan Ifrax Cali Kirix Tel: 0735528083 
Dr Ibraahim Cali Kirix Guddoomiyaha Sweden Ee Xibiga UCID.07031888406 
Sitiin Muumin Roobleh. Guddoomiyaha Stockholm Ee Xibiga UCID.0737274442 
Saynab Cali Guddoomiyaha G/Haweenka Sweden Ee Xibiga UCID. 0736276316 

 
 
 
               CABDI       XARAGO   BRISTOL   UK.
 
 
Â