Sababtii loo duubi Waayay Khudbadii Faroole oo la kashifay iyo Tv ga Soomaali Chanel oo ka hadalya(Daawo Muuqaalo ku sabasan arinkaas)

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa aad loo hadal hayay arin ka dhacday shirkii kusoo dhamaaday magaalada Brussles ee dalka Biljium-ka, taas oo ahayd inaan la duubin lana soo dayn khudbadii uu halkaas ka jeediyay C/Raxmaan Sh Maxamed Faroole Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Hadaba TV-ga Somali Chanal oo ay leeyihiin ganacsato kasoo jeeda Puntland ayaa sheegay in lagu eedeeyay dhankooda inaysan khudbadaas sii deyn, hase ahaatee Wariyihii ujoogay shirka ayaa  kashifay sababta Khudbada Faroole loo duubi waayay.

Wariyaha TV ga Somaali Chanal Sacdiyo Garabey ayaa weydiisay Arinta dhacday Masuuliaydeeda waxaa Lahaa Wadamada caalamka ee shir gudoominayay kulanka Muuqaalka Khudbada Faroole ayaa ahayd mid Mobile lagu duubay, tayo ahaana aad uliidatay marka loo eego  khudbadaha madaxda kale ay kulanka ka jeediyeen.

Salaanmedia/London