SAWIRKA TODOBAADKA…Wakhtigii xisbiga UCID uu talada dalka ku hamiyaayey inuu hanto.

Sida aad sawirka ku aragtaan akhaartaasi waxa ay ahaayeen wakhtidaa UCID oo ay aad isugu dhawaayeen,Waxa ay ahayd mudo iminka dhawr sano laga joogo,inyar ka hor uun doorashadii uu dalka ku hantiyey Madaxweyne Siilaanyo.Wakhtigaas oo xisbiga UCID ay dedaal badan ugu jirey in ay dalka gacanta hogaankiisa ku dhigaan..Akhyaartan badankoodu waxa ay iminka u kala qaybsameen WADDANI , UCID iyo XAQSOOR iyo qaar siyaasada wakhtigan ka maquurtay.

Sawir Xasuuseed…By Hamse A Salaan

188374_1903430226685_2821387_n