Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

TACSI…DHAMAAN HAWL-WADEENADA BRITISH SOMALILAND COUNCIL ( BSC )

tacsi21

DHAMAAN HAWL-WADEENADA BRITISH SOMALILAND COUNCIL ( BSC ) EE LONDON UK, WAXAY TACSI TIIRAANYO IYO NAXDIN LEH U DIRAYAAN ILMA XUSEEN CABDILLAHI , XAASKII IYO CARUURTII UU KA BAXAY ALLE HA U NAXARIISTEE MARXUUM: MAXAMED XUSEEN CABDILLAHI ( HARRY ) OO KU GEERYOODAY LONDON SUBAXDII AXADII 22/09/2013 INUU ILAAHAY JANADA FARDOWSA KA WARAABIYO, DHAMAANNA IYAGA IYO EHELKII,QARAABADII IYO ASXAABTII UU KA BAXAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO. AMIIN,AAMIIN,AAMIIN




Leave a Reply