Tacsi Inaalilaahu wainaa ileyhi raajicuun Waxan halkan uga Tacsiyadaynayaa Khadar Maxamed Cakule oo abihii Maxamed Cakule ku Geeriyooday Saaka Magalada Hargeisa oo mantana lagu Aasayo Xabalaha Boqol jire, Ilaahay ha u Naxariisto qabrigana ha u Nuuriyo Dhmaan Ehelkii Asxaabtii Iyo Familkii Uu Kabaxayna Samir Iyo Iimaan Ha Ka Siiyo Aaamin Amiin Amiin
Dhamaan Salaanmedia meelkasta oo Ay joogaan waxay u dirayaa TACSI
Salaanmedia/London