Tacsi….Marxuum Rashiid Aadan Axmed Ismaaciil oo ku geeriyooday magaqalada hargeysa

Tacsi

anigoo  ah  Maxamuud  Cismaan (Moholin )

waxa  aan  Tacsi  udirayaa  dhammaan
eheladii  iyo  asxaabtii  uu  ka  geeriyooday
(ALLA ) haw naxariistee  marxuum
rashiid  aadan  axmed  ismaaciil  
oo  ku  geeriyooday  magaqalada  hargeysa
gaar  ahaan  xaaskiisii  iyo  caruurtii  sii
iyo reer  herari iyo reer  ismaaciil
(innaa  lilaah wa innaa  ileeyhi  raajicuun