War Degdeg ah Magaalada Cerigaabo oo uu ka Dhacay Mudaharaad Rabshado wata.

newsflash1

War Degdeg ah Magaalada Cerigaabo oo uu ka Dhacay Mudaharaad Rabshado Wata kana Dhashay Lacagtii Dhawaanta laga Badalay ee Shiling Somali-ga ahaa,tasoo dadku ay ka muujiyeen cabashooyin.

Salaanmedia/Ceerigaabo