Wasaaradda Waxbarashada Oo Maanta Ku Dhawaaqday Natiijadii Imtaxaanadkii Shahaadiga Ahaa Ee Sanad Dugsiyeedka.

Wasaaradda Waxbarashada Oo Maanta Ku Dhawaaqday Natiijadii Imtaxaanadkii Shahaadiga Ahaa Ee Sanad Dugsiyeedka.

Hargeysa(SM) Sept.10, 2013-Guddomiyaha Imtaxaanadka Shahaadiga ee Somaliland Daa’ud  Axmed Faarax ayaa Maanta ku dhawaaqay Imtixaanadkii Shahaadiga ahaa Waxaanu Sheegay in ay  Aad ugu faraxsan yihiin in ay ku dhawaaqan ardaydii Imtixaanka ee ku guuleystay Imtixaankii la soo dhaafay.

Guddomiyaha Imtixaaandka oo ka hadlay Tirada Imtixaanadka Gashay Dugsiyada Sarre Waxa uu yidhi. “Dugsiyada Sarre Imtixaanka waxa u fadhiistay Turro ah 7310 Arday, waxa Guuleystay 7017, waxaan Imtixaanka  aan galin 293 Arday, Cid Dhacdayna ma jirto.

Dugsiyada Hoose/Dhexe  waxa Imtixaanka u dhafistay 12142  Arday Waxa Baasay oo Guuleystay 11679, waxa dhacay 193 arday, waxa ka habsaamay oo aan galin 271Arday.

0203

waxaana ka mid ahaa Tobanka arday ee ugu sareeya Immtaxaanadkii somaliland iyo magacyadood,iyo waliba iskuulada ay ka soo baxeen.

  Magaca Iskuulka Dibcaha
1. Abdulsamed Hassan Mohamed SOS 716
2. Abdulfatah Abdi Muse Mohamed SOS 713
3. Hodo Adan Muse Cajab Nuradin 707
4. Mustafe Siyad Jama Warsame Nuradin 691
5.` Mahamed Abdi Ibrahim Abdillahi SOS 690
6. Asiya Mohamud Ayub Nuradin 688
7. Abdulfataax Muse Adan Ubaxle SOS 686
8. C/salaam Sa’ad Sa’eed Mohamud SOS 683
9. Siciid Khadar Abdi-wali aw-Sa’eed SOS 682
10. Ayaanle Abdillahi Ali Elmi SOS 681

1173704_239285529552083_1389011337_n

Salaanmedia/Hargaysa