XILDHIBAAN ILYAAS BARE SHIIL OO KATIRSAN BARLAMAANKA KENYA AYAA SOO DHAWEYEY HORUMARKA AY GAADHAY SOMALILAND

SM..Xildhibaan ilyaas bare shiil oo kamid barlaamanka kenya lagana soo dorto gobolka waqoyi bari ee dalka kenya ayaa waxuu siwayn u tageray horumarka dalka somaliland xildhibaan ilyaas bare maru shir jarayid ku qabtay xafiskisa magalada nairobi ayuu waxa uu kaka hadlay arimo oo khuseya labada dal ee jarka ah Somaliya iyo Somaliland ugu horey waxuu siwayn u amaanay shacabka somaliland iyo xukumadab kuna amaanay horumarkay gaadhsiyen dalkoda.
Isagona shegay inu somaliland markasta garab tagan yahay xildhibaan ilyaas bare aya shegay inu sanadkii hore tagay dalka Somaliland isagona shegay inu horumar lataban karo kusoo arkey dalka somaliland xildhiban Ilyaas bari magaloyinku tagay intu kusugana somaliland ayaa waxa kamid ah hargaysa,barbara iyo burco dhanka kale xildhibaanku waxuu soo dhawey heshiskii aya kala saxexden maamuulka jubaland iyo dowlada somaliya isagona ku dhalilay dowlada somaliya inay arinka hore ug gabisey isagona beesha calamka ugu baaqey inay dowlada somaliya ka tageran sidii somaliya logu soo celin lahaa nabad xildhibaan ilyaas bare aya ah mid aad u daneya arimaha somaliya iyo somaliland

 

Wariye Abdirahmaan Buurdhaab
kitale kenya -tell +254711724655
>

Â