Daawo…Gabadh Soomaaliyeed oo guursatay nin Indhoyar ah

Dumarka Soomaaliyeed kuwooda ku nool Qurbaha ee guursanaya nimanka Ajaanibta ah ayaa caalamka ku sii xoogeeystay wuxuuna dhaqanka nuucaan ah noqday mid mar kasta soo laab laabto oo dumarka Soomaaliyeed ay iskugu faanayaan raga Ajaanibta ah.

Dalalka Qurbaha ayey aad ugu soo badanayaan haweenka guursada raga Ajaanibka ah tasoo lagu sifeeyo macno badan.

 Gabar Soomaliyeed oo ku Nool wadanka China ayaa Guursatay Nin Shiines ah oo ay isla dhigan Jireen Jaamacad ku taala dalka China waxaana gabadhaan Somali ah  lagu magacaabaa Farxiya Sheekh.

Dumarka Soomaaliyeed ee guursada raga Ajaanibta ah ayaa la soo dhaweeyaa marka ay guursadaan nin Muslim ah dalkii uu doono ha u dhashee balse qaar ka mid ah Dumarkaan ayaa ceeb iyo fadeexo waxa ay qabsataa marka ay guursadaan Ajnabi diin iyo dhaqan kale heeysta.

Salaanmedia/London