39 Jir guursaday 14 Dumara iyo 25 Caruura oo uu dhalay…MAXAAD KA TAQAANAA CARUUSKII QARNIGA ????????????? C/FATAAX CALI DALMAR…..

C/Fataax Cali Dalmar Waxa Uu Dhashay 1974 Waxa Uu Ku Dhashay Magaalada Burco C/Fataax Cali Dalmar Waxa Uu Mudan Yahay In Uu Noqdo Maanta Caruuska Qarniga Waxa Uu Guursaday Ugu Badnaan Iyo Ugu Yaraanba 14 Dumara Waxa Uu Dhalay 25 Caruura Waxaa Nool Imika 16 Caruura Halka Ay 9 Caruuri Ahina Ka Geeriyootay Hadaba C/Fataax Cali Dalmar Miyaanu U Qalmin Inuu Noqdo CARUUSKII QARNIGA Waxan Maanta Saxiibayaal Iyo Ilmaadeerayaalba Aan Idiin Sheegayaa In Caruuskii Qarniga Mr; C/Fataax Cali Dalmar Oo Ah Nin Dhalin Yaro Ah Ahna Nin Aynu Ilmaadeer Nahay Amaba Saaxiib La Nahay In Mar Qudha uu Indhaha Waxba Ka Arki Waayay 7/09/2013 Isla Markaana Imika Indhaha Aanu Waxba Ka Arkayn Mudo 23 Maalmooda …..In Kastoo Ay Rajo Leeyihiin Inay Indhuha Nuurkoodii U Soo Noqdaan Ama Argoodii…..

600760_445349632249760_93240405_n

Waxaanu Maanta Galinkii Danbe Booqasho Ugu Tagnay C/Fataax Cali Dalmar Waa Caruuskii Qarniga E Anakoo Dhalin Yaro Badana Waxaanu Gurigiisa La Fadhinay Qadar 4 Saacadood Ah Hadaba C7Fataax Cali Dalmar Oo Aanu Waraysi La Yeelanay Waxa Uu Noo Sheegay Inuu Maanta Aad U Fiican Yahay Waxaau Yidhi Waxaan Ku Rajo Weynahay Inay Nuurkii Indhahaygu Illaahay Ii Soo Celin Doono Ilaahayna Wax Igu Tusaayay Waayo……Maanta Indhahayga Waa Aragtaan …Waxaa U Soo Noqday Durba Madowgii Bu,da Indhaha Oo Markii Hore Mar Qudhiyaata Cadaan Isu Badashay Dhakhaatiirta Indha Ku Takhakhustayna Waxay Ii Soo Sheegaeen Iina Soo Qoreen Daawooyin Fiican Iyagoo ii Sheegay Buu Yidhi C/Fataax In Mudo Laba Bilood Gudahooda Ay Indhahaagii Caadi Noqon Doonaan ..Hadaba C7Fataax Isagoo Nooga Waramaya Dhakhaatiirta Wuxuu Kale Oo Noo Sheegay In Labada indhoodba Debeda Loo Soo Saaray lana Eegay Dhamaan xididadooda Waxaana Wax Noqday Xidid Kaliya Oo Ah Xididka Maskaxda U Sheega Waxay Indhuhu Arkaan laakiin Indhiha Xididadoodii Oo Dhami Ay Si Fiican U Shaqaynayaan Halka Xididkan Imika Wax Qabaana Oo Gadaal Ka Hagaagi Doono Markuu Daawooyinkaas Qaato Mudo Laba Bilooda Hadaba …..

Salaanmedia/Burco