Daawo Mucjissadan uu Sameynayo Nuur oo Ah Inan (Wiil)Soomaliyeed. (Yaabka daawo)

Nuur oo ah wiil dhalinyaro ah ayaa wuxuu Alle haybad usiiyay wax yaabo aad layaabi doonto

oo mucjiso ah uu sameynaayo waxaa kamid ah asaga oo ilkaha ku qaadaayo jawaan bariis ah oo buuxo iyi bir uu ku kala jabinaayo ilkihiisa :

Daawo Mucjisada hoos