Daawo Muqaal..Kulankii Jaaliyadda reer Somaliland UK..Qabiil iyo Qaran oo ay soo abaabuleen Ururka SSUK.

Kulank Balaadhan oo jaaliyadda reer Somaliland ee UK gaar ahaan reer London ay soo abaabulen oo ay hormuud ka ahaayeen ururka SSUK ee uu madaxda ka yahay Cabdale Saalim, Kulanka oo dhawaan ka dhacay galbeedka London waxa uu ku saabsanaa sidii dadka looga wacyi galin lahaa dhibaatada ay leedahay qabyaaladda iyo sameynta ay ku leedahay bulshada dhexdeeda.
Fadlan halkan Hoose ka daawo Muqaalkii oo dhameystiran.