Daawo Sababta gabdhaha Soomaaliyeed ay raga ajaanibka ah ku jecel yihiin.Video

Shiikh Siciid Raaga oo sharaxaad ka bixinaaya sababta gabdhaha Soomaaliyeed ay cadaadiska u saraan marka raga soomaalidu soo doonaan iyada oo dhinaca kalena uu Sheekhu sharaxaad ka bixinaayo in raga ajaanibka ah ay dumarka Soomaalidu u jajaban yihiin.