DAAWO SAWIRADA) Gabadh Soomaaliyeed oo ku guuleysatay tartanka African peotry (Warsan Abdiqadir Shire

Gabadh Soomaliyeed oo lagu magacaabo Warsan Cabdiqaadir Shire ayaa ku guuleysatay tartanka african peotry ee lagu qabtay dalka ingiriiska,,Warsan ayaa waxaa dhalay suxufi caan ah oo iminka tafaftire ka ah wargeyska Kasmo..Warsan shire ayaa waxay ka mid noqotay dadka sanadkaan tartanka u galay gabayada lagu tiriyo afka English-ka waxaana ugu danbeyntii loo doortay inay tahay qofka ama gabadha ku geeleysatay tartankaasi…