Daawo Sawirada “Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Woolwich, London oo Si wanagsan Maanta u ciiday!!

Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Woolwich London ayaa saaka si weyn ugu dabaaldegaya maalinta 1-aad ee munaasabada Ciidul adxaa oo ku beegan maanta, iyadoo fantasiye balaadhan oo arintaas ku saabsan laga dareemayo Xafadaas.

Muslimiin iskugu jira Rag, Dumar iyo Caruur, ayaa saaka markii uu waagu baryey u dareeray masaajida iyo goobo kale, si ay ugu soo gutaan  salaada ciidul Adxaa iyagoo isugu Hambalyaynaya Farxadda Cidda .

Wadooyinka, suuqyada iyo xaafadaha ayaa waxaa saaka lagu arkayaa caruur aad u fara badan oo qaarkood waalidiintooda ay daadihinayaan, kuwaasoo ku lebisan lebis qurxoon, iyadoo inta badan caruurta ay wataan Wadooyinka, suuqyada iyo xaafadaha ayaa waxaa saaka lagu arkayaa caruur aad u fara badan oo qaarkood waalidiintooda ay daadihinayaan, kuwaasoo ku lebisan lebis qurxoon, iyadoo inta badan caruurta ay wataan waxyaabaha Toyska loo yaqaano ee caruurtu ay ku ciyaaraan.

IMG_0114 IMG_0119 IMG_0120 IMG_0123 IMG_0124 IMG_0126 IMG_0127 IMG_0129 IMG_0134 IMG_0138 IMG_0142 IMG_0144 IMG_0145 IMG_0148












 

  caruurtu ku ciyaaraan iyo dhamaan iyaga oo markii salaada laga soo dareeray isu hanbalyeynaayey.