DAAWO SAWIRO: 8 Hablood oo Soomaali ah oo niman ajaanib ah guursaday.

Sida lawada oogsoonyahay dhaqankii Soomaalida wax badan ayaa iska badalay tan iyo burburkii dowladii dhexe ee Somali Republic.

Dadka Soomaaliyeed waxay dhowr iyo labaatankii sano ee u dambeeyay kuwo si weyn ugu fiday wadama caalamka oo idil, taasoo keentay inay dhex galaan dadkii ay u yimaadeen waxaana halkaas ka dhashay in la isguursado.

Hadaba waxaan halkaan idin kugu diyaarinay  sawiro  aan idiin soo xulnay oo ku saabsan gabdhaha Soomaaliyeed ee guursaday raga ajaanibta ah ee u dhashay wadamada kale. Wax ceeb ah ma aha aduunka waa la is dhex galaa waana la isguursadaa diintuuna waa ay banaysay hadii qofka la guursanayo uu Muslim muuhimaduna waa inuu Muslim yahay.

yahay.

aj-6aj-8 aj-4aj-7 aj-5aj-3aj-2 aj-1