Daawo Sawiro iyo Muqaal…Casho sharaf lagu sii sagootinaayey Gudoomiyaha Somaliland Global Unity Axmed Xasan Da’uud oo London xalay lagu qabtay

Kulan xalay ka dhacay galbeedka magaaladda London oo ay isugu yimadeen dhalinayro ka hawl galay ururka Somaliland Global Unity oo ah dalad ay ku midoobeen ururo badan oo reer Somaliland ah,Kulanka casho sharafta ahaa ayaa sidasoo kale Mudane Axmed Xasan Da’uud loogu doortay in uu noqdo Gudoomiyaha Daladda Somaliland Global Unity, Waxa kale oo casho sharafta kasoo qaybgalay qaar ka mid ah ururada ka hawlgala UK. British Somaliland Council oo uu  u matalaayey Cabdilaahi Abokor .

Ugu horeyntii waxa lagu bilaabay Aayado Quraana,kadibna wadAxa hadalo kooban kasoo jeediyey qaar ka mid ah madaxdii iyo dhalinayradii kulanka goobjoog ka ahaa oo isugu jirey rag iyo Haween.

Fadlan la soco Muqaal cod ah oo ku saabsan kulanka.

IMG_0075 (800x533) IMG_0067 (800x533) IMG_0078 (800x533) IMG_0077 (800x533) IMG_0092 (800x533) IMG_0079 (800x533) IMG_0091 (800x533) IMG_0083 (800x533) IMG_0085 (800x533) IMG_0088 (800x533) IMG_0087 (800x533) IMG_0090 (800x533)