daawo Sawiro sidii dalka Canada loogu soo dhaweeyey Wasiir Foosia Yusuf Xaji Aadan.

Foowziya iyo wafdigii la socday ayaa xaflad qiimo badan loogu sameyay canada taasi oo ay soo abaabuleen Soomaalida ku nool dalkaasi.