Daawo : Xildhibaan Kacab Oo Ka Mida Golaha Deegaanka Borama Oo ShirJaraa’id Oo Uu Qabtay Kaga Haday Arimo Badan.

Oct 16,2013 Borama(SM) – Xildhbaan Kacab Muumin oo ka mida xildhibaanada golaha degaanka ee degmada Boorama ahna xildhibaan ka soo baxay xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo maanta la hadlay saxaafada ayaa maan ka waramay arimobadan, hadaba xildhibaanka iyo hadalkiisii halkan ka daawo.