Deg Deg: Abwaan Cabdi Waaxid Cali Gamadiid Oo Ciidan Boolisku Ay Xabsiga u taxabeen magaalada Hargaysa.

image

Deg Deg: Abwaan Cabdi waaxid Cali Gamadiid Oo Ciidan Boolisku Ay ku Xidheen Magaalada Hargeysa Xidheen.

Hargeysa  Abwaan Cabdi waaxid Cali gamadiid Oo kamid ah Abwaanada Da’ada yar Ee reer Somaliland Ayaa Hadad ay Ciidan Boolisku Ay U taxaabeen Xabsiga isaga Oo Ku sugnaa Gudaha Magaalda Haargeysa Gaar ahaana Hotel Dalxiis Halkaaso ay Ka Kaxeeyeen Ciidan Boolisku,

Sabadta Abwaan Cabdi waaxid Cali gamadiid Loo Xidhay ayaa Loo malaynayaa inay Tahay Gabaygii Uu dhawaan U tiriiayy Wadaanka wadanka Kenya Gaar ahaana Weerar Ka dhacay Magaalada Nairopi, Ee Suuqa Ganacsiga West gate Taasoo Uu Abwaanku Murtidiisa Ku Taageeray Dagaal yahanadii Fuliyay Isla markaana Kenya Uu Ku cambaareeyay.

Salaanmedia/Hargaysa