Falastiin Axmed iimaan oo Markii ugu Horeysay kasoo muuqatay Barnaamijka Qubanaha ee VOA-da(Video)

Tan markii la aas aasay Barnaamijka Muuqaalka VOA da ee Qubanaha ayaa waxaa ka soo muuqday Falastiin Axmed Iiman iyo Xusen Barre oo ka mid ah Wariyaasha Idaacadda VOA da ee Laanta Soomaalida la hadasha iyadoo Barnaamijkan horey looga bartay Maxamud Mascadde iyo Sahra Iidle.

Falastiin oo ah Saxafiyad muddo dheer ka soo shaqeynaysay Saxaafadda Soomaaliya kana soo bilawday qorista Sheekooyinka oo dadka qaar u yaqaanan naaneysta ah PLO ayaa ah Xaaska Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya Axmed C/salaan Aadan.

Salaanmedia/London