Gabay…Ciid Wanaagsan By…Maxamuud Cismaan Faarax ( MOHOLIN )

MOHOLIN

Wax  aan  salaamayaa  dhammaan  dadka  muslimiinta  ah

Gaar  ahaan  reer  soomaalilaan 

Wax  aan  leeyahay  ciid  wanaagsan

Waa  maanso  ciideed

 

Ciid  wee  ye  lagu  wada  farxo

Caadil  soo  rogoye

Calaamado  islaam  iyo  wanaag 

bay  ku  can  tahaye

caruur  iyo  qof  weyn  waa  ayaan

caashaq  loo  yahaye

carrab  kuna  samaan  waa ayaan

uu  cel celi  yaaye

kulla  caam  inaa  khayr  tihiin

yaw  calaamada  he

caam  ahaan  islaam  kaba  dhammaan

faraxu  ceer  yoonye

cadhadiyo  xumaan  taan  lageyin

cayn  kastooy  tahaye

cidhib  roon  iyo  ducay  dadkuba

wada  codee  yaane

caqligoodu  waa  maaalin  tuu

caafimaad  qabo, e

cayn  kaa  hadday  ugu  wadaan

way  camira  yaane

cay  iyo  xumaan  aad  gashiyo 

adoo  cibaa  daysta

cindi  gaagu  kaad  doora  tuu

kuu  cabbira  yaaye

sannad  kaba  inaad  ciidsan  tahay

geli  caloo  shaada

bulshadana  colaad  baa  ka  hadhi

ooy  ciyaar  tumane

ciidoo  la  beer  tiyo  adoo

cuud  ka  dhaqa  naaya

oo  qaar  cilmiga  kuu  bartaan

manta  lagu  ciidmo

cosob  iyo  xareed  baydin  geli

meel  cagaar  badane

caynka  nolosha  aad  doora  tuu  ( RABBINA )

kugu  casuu  maaye

kala  dooro  caatiyo  baruur

kaad  cun  odhanayso

xaaraan  cadaab  liyo  jannada

camal  ku  gey  naaya

 

CIID  WANAAG  SAN  CIID  BARAKA  LE

 

Maxamuud  cismaan  faarax  ( MOHOLIN )