Gudd Jaaliyada Somaliland SSUK …oo Hambalyo u diyaara Ciida Arafo Salaan dhamaan Muslimiinta gaar ahaan reer Somaliland.

 SSUK-LOGO1

15 Oct, 2013

Hambalyo iyo Salaanta Ciida Carafo.

 

Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxay Hambalyo iyo Salaan aan la koobi Karin halkan uga

soo gudbinaysaa shacbi weynaha Somaliland meel kasta oo ay joogaan iyo dhamaan ummadda

Islaam ka ah iyadoo ugu ducaynaysa reer Somaliland inuu sanadka sanadkiisa inagu wada gaadhsiiyo

horumar, Nabad, wadajir iyo ictiraaf.

Allaah Mahad Leh,

Abdalla Salim

Gud/ Jaaliyada Somaliland UK

Â