Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Hambalyo Meher…Cabdilaahi Ismacil Cabdii iyo Xamda Cabdilaahi Xasan beeksi oo arooskoodu ka dhacay Hargaysa

HAMBALYO

Anagoo kala ah Nasir Maxamed Cali Shimbir iyo Xaaskiisa Nimco isamacil Cabdi iyo caruurtooda Maxamed, Mubarik,Majid,Manal,Muniir iyo ,Cabdikriim ismaciil cabdi ,Ishraax Ismaciil Cabdi, Fahiima ismaciil cabdi ,cabdiqadir ismacil cabdi, cabdicasiis ismaciil ,Yasmiin ismaciil cabdi, cabdirsaaq ismaciil cabdi Fadxiya Ismaciil Cabdi iyo dhamaan reer xasan rakuub iyo ilmo Cali Shimbir waxay tahniiyad la soo koobi karin u dirayaan Cabdilaahi ismacil cabdii iyo Xamda Cabdilaahi Xasan beeksi oo arooskoodu ka dhacay Hargaysa 10/10/2013waxayna ilahay uga baryayaan reerkii lagu nasto ubad khayr qaba kala yeesha ,

,,,Amiin Amiin




Leave a Reply