Isku Deyga Dill Ee Xildhiban Qabile Waa Shirqoolki Cabdiqadiir Koosar Oo Kale Bye W/Q Cantar KIdaar

QANIILE


Waxan salamay marka hore dhaman saxaafada xorta ah iyo dhaman akhriistaysha inta marka an kaga waxan Somaliland immika waxay uu muqaata meel maalin ba maalinta ka danbeyisa yeelaanayisa wajiyo cusub oo aan hore lo arag ,oo ku cusub shacabka somaliland iyo dhaman dadka muwaadaniinta ah haddii ayinu yara jaleecno wixii hore ee dalku so maray waxa la so koobi karo mahaa. hadana dadku inta waxay kaga baxayeen wada tashi iyo wax kala qaadasho. laakiin maanta waxa dalku ku sii socoda in kolba la siiwaxan salamay marka hore dhaman saxaafada xorta ah iyo dhaman akhriistaysha inta marka an kaga waxan somaliland immika waxay uu muqaata meel maalin ba maalinta ka danbeyisa yeelaanayisa wajiyo cusub oo aan hore lo arag ,oo ku cusub shacabka somaliland iyo dhaman dadka muwaadaniinta ah haddii ayinu yara jaleecno wixii hore ee dalku so maray waxa la so koobi karo mahaa. hadana dadku inta waxay kaga baxayeen wada tashi iyo wax kala qaadasho. laakiin maanta waxa dalku ku sii socoda in kolba la sii;;

kala fogaado oo xataa qof ba qofka kale iska eego. balse immika waxa so baxaya oo dhawanahan ba la arkayey isku deyo dill oo lala beegasanayo dadka muwaadaniinta ah iyo weli ba madaxada dalka wax ka hogaamisa balse iyagu ah mucaariid. inta la ogyahay tiira ba (4) in ka badan ayaa la sameeyaay isku deyo dil balse aan suurgaliin. xukuumada maanta jirta waxay intii hore dulqaad uu yeelan weyday hadala ka so yeedhay dadka jecel dalkooda ee ka naxay halku ku sii socodo. lakiin xukuumada maanta hayisa hogaanka waa mid aan wax kalsoon ah isku qabiin oo saas ka qabta wanaag oo dhan jecel xumanta iyo bunbuninta
hogaamiyaha talda dalka gacanta ku haya waxa in badan dadku maqali jiren in uu ka danbeyay dillkii AHN mujaahiid cabdiqadir koosar iyo mujaahiid aadan shiine. oo labaduba ahyeen madaxadii S.N.M mid uu isag uga horeyay ba gudoominimada S.N.M. alle ha uu naaxaristee labada mujaahiid waxa sababtooda iska laha silaanyo balse dadka inta badan wax falaanqeeya ma ay rumeyisan oo qaar badan ayaa uu qataay in ay tahay war been ah. laakiin see immika intii uu silaanyo xilka hayay arriimaahasii way so noqnoqdeen wanna wax iska cad in ay tahay wax jira. sababto ah maxa kolba keeenay in uu dhaco isku dey dil oo qorsheysan inta uu xilka hayay .somaliland maanta waxay mareyisa meeshii ugu xumeyd basle shacabka ayaa ka sii liita weli dhageyisanya xukuumada daladhaceyisa ee aan cago ku taganayiin ee kolba gidaar qabsanyisa sidii gabadh fooli hayiso oo kale. war meesha ha laga kaco ummadu ayaheeda yaan lagu aminiin hogaan gabal dhac ah oo isagu ka shaqeyinaya waxan jiriin iyo iska horkeen shacab
waxa kale oo aan halka fariin uu mariinaya dhaman mucaaridka in ay ka digtoonadan in anay keligood socon iska na jiran in meelaha lagu toogto ama isku dey dila ku dhiciin illen waa tano dalku waxa ka socoda waa wixii qaaaxo lagu ogaa ama dilki cabdiqaadir koosar oo kale waxan ku so koobaaya hadlkayiga in aan ummada sida wax ku eegan ee ay fadhiga ka kacado meesha na lagu saar kooxdana dalka qabsatay ee shacabku gacantooda ku keeneen inshaa llaha guul ayaan uu rajeeyinay shacabka somaliland haddii alle ogaaldo

W/Q Cantar KIdaar
Waa Bilaahi Towfiq
cantar kidaar