Casho sharaf lagu soo dhaweynaayo Agaasimaha wasaaradda Waxbarashada Sare Khadar Ahmed Diiriye ayaa ka dhacay Bariga magaalada London, kulanka casho sharafta oo Ay kasoo qaybgaleen aqoonyahano degan London.
Lasoco dhawaan warbixin iyo sawiro dheeraada dhawaan Inshallah.
Salaanmedia/London