”Ma Qaranbaynu Noqonaa Mise Qabiil baynu Qaadanaa”Kulankii London 30.10.13. ee lagaga doodaayey Qabyaaladda.

IMG_0756
”Ma Qaranbaynu Noqonaa Mise Qabiil baynu Qaadanaa” gundhiga hadalka iyo doodu ka bilaabmaysay…

Kulan Xalay ka dhacay Galbeedka Magaaladda London oo ay soo abaabuleen ururka SSUK ee uu hogaaminaayo Cabdale Salim oo ah aqoonyahan reer Somaliland ah, Kulanka Xalay 30.9.13 oo ka saabsanaa Wacyi galinta qabyaaladda oo si xun loo isticmaalo,Waxa kasoo qayb galay dad fara badan oo ka kala socday dhalinyaro,Aqoonyahan,Odayaal iyo wariyayaal ka hawlgala warbaahinta kale duwan.

IMG_0757Kulanka oo aad looga soo qaybgalay waxa ugu horeyntii ka hadlay Cabdala Salim oo ugu horeyn aad ugu mahadceliyey sida quruxda badan ee aad uga soo qaybgasheen, Waxa intaa ka dib uu hadalo kooban oo ku saabsan ujeedada kulanka ay isugu yeedheen iyo wacyi galinta sidii shacabka reer Somaliland ee gudo iyo dibad ku nooli ay isaga wacyi galin lahaayeen in qabiilka si xun loo isticmaalo iyo weliba kala saarida Qabiil iyo Qabyaalad oo u baahan in dadka laga wacyi galiyo.

IMG_0760Waxa kale oo kulanka ka hadlay dad kale oo aad u farabadan oo fikirkooda ku cabiray kulanka muhiimada uu shacabka reer Somaliland ugu fadhiyo iyo arimo kale oo farabadan.

Waxa aan Insha Allah idiin soo gudbin donaa kulanka oo muqaal ah dhawaan. Lasoco qaybtayada Danbe… Dhawaan.

Salaanmedia/London

IMG_0759IMG_0763IMG_0764IMG_0767IMG_0768IMG_0779IMG_0781IMG_0833IMG_0795IMG_0801IMG_0792IMG_0842IMG_0867IMG_0773IMG_0863

IMG_0745

IMG_0757

IMG_0739IMG_0740IMG_0763IMG_0764IMG_0769IMG_0770IMG_0775IMG_0777IMG_0792IMG_0795IMG_0801IMG_0806IMG_0807IMG_0809IMG_0824IMG_0827IMG_0828IMG_0829IMG_0833IMG_0842IMG_0850IMG_0853IMG_0855IMG_0856IMG_0864IMG_0867

Salaanmedia/London

info@salaanmedia.com

LASOCO VIDEO DHAWAAN