Daawo Muqaal..Munasibad baladhan oo qadhan lagu ururinayey wada isku xidha Burco iyo Cerigaabo oo lagu qabtay Hargaysa xalay.

Kulan baladhan oo xalay ka dhacay Caasimadda Somaliland ee Hargaysa oo ayey kasoo qaybgaleen dadweyne aad u fara badan oo ka tirsan Madaxda Dawlada qaybaheeda kala duwan,Haween,iyo dadkale oo ka mid ah bulshada Somaliland ,Kulanka oo ku saabsanaa qadhaan loo ururinaayey sidii loo hirgalin lahaa wadada isku xidha Burco iyo Ceerigaabo,Kulanka oo ay dad badan goobjoog ka ahaayeen. Halkan Hoose ka daawo sida uu kulanku u dhacay.

Salaanmedia/Hargaysa