NIAGARAFALLS..WAA BIYO MEELSARE KASOO DHACAAYA, MUCJISO IYO GUUXA BIYAHA.

Niagafalls waa Biyo meel sare kasoo dhacaaya xadka u dhaxeeya Canada iyo USA..Biyahan oo ah mucjiso ka mid ah mucjisooyinka dunida,waa biyo meel soconaaya kuna socda xawaare aad u badan,waxa usoo dalxiis taga dad badan oo aduunka dacaladiisa ka kala yimid.

Fadlan daawo