Ogeysiis…Madasha Watashiga iyo Toosinta Qaranku waxay ogeysiineysaa dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan cariga Ingiriiska in shirkii Madasha lagu qabanayo:

GOLAHA WADATASHIGA

Madasha Watashiga iyo Toosinta Qaranku waxay ogeysiineysaa dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan cariga Ingiriiska in shirkii Madasha lagu qabanayo:

Magaalada: Birmingham, 15 Whitmore Road, B10 0NR

Waqtiga : Sabtida 09/11/2013, saacadda la bilaabayo 4ta galabnimo.

Shirka waxa marti ku ah labada Xisbi Mucaarad WADANI iyo UCID, Fadlan waqtiga ha la dhawro waxa jira dad badan oo ka imanaya magaalooyin fogfog.

Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh,. Abdirizaq 07956664218, Yusuf 07508439183, Asha 07539090788