SAWIRKA MAANTA: Amin Arts oo Sawir Qosol badan ka sameeyey Odoyaasha Dhaqanka.

Qeybta hoose ka daawo sawir gacmeedkii ugu danbeeyay ee uu Amin Caamir sameeyo, kaasoo aad u qosol badan, macno gooni ahna xambaarsan.

Sawirkaana ayaana muujinaya fikirka oday dhaqameedyada Soomaalida qaarkood ay ka qabaan caalamka intiisa kale, ayadoo sawirkani uu cabirayo xaalad iminka taagan oo caalamku aad u hadal hayo.

qosol-1