TVga Somsat oo bulshada Soomaaliyeed ugu Baaqay maalgashig​a tvga Somalisat.

Kulan balaaran oo loga tashanayay qaabka loo qabandoono munaasabadda sanad-guurooyinka
 Somalisat TV aya ka dhacay Galbeedka London.
Tvga aya bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay iney qeyb ka qaataan tvga isla markaana ay ka mid noqon karaan milkilayaasha tvga Somsat
Hadabo halkaan hoose ka daawo warkaani oo fahfaahsan.