Wakiilka Gaarka Ah Ee Mareykanka U Qaabilsan Somaliya James P. McAnulty Oo Fariin Ku Aadan Munaasabadda Iidul-Adxaa U Diray Dhamaan Umadda Somaliyeed

Oct 11,2013 (SM) Wakiilka Gaarka ah ee Mareykanka u Qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty Waxa uu u rajeynayay dhammaan Soomaalida meel walba oo ay joogaan Iid Al-adxa farxad leh. Iidda waxay na xasuusisaa muhiimadda wanaagga naf-hurnimada iyo mahad-naqa loo aaneeyo dadka Mareykanka iyo Soomaalidaba.

Iyadoo is-marxabeynta ay is dhaafsanayaan qoysaska, saaxiibada iyo deriska ee ku baahsan dhammaan dhulkeena, aan sidoo kale xasuusanno muhiimadda aan ugu adeegeyno dadka dhiban.

Wakhtigaan gaarka ah ee sanad walba na soo mara, aan isticmalno ama dhaqan galino talada madaxweynihii hore ee Mareykanka Theodore Roosevelt:

“Aan xasuusanno in, waxa badan ee nala siiyo, nalaga filayo in aan qabano wax badan, iyadoo xushmadda ay ka timaaddo qalbiga iyo bushimaha, ayna isku muujiso camal.

Iid Mubaarak!

Â