Waxqabadka Xukuumada Somaliland Waa Mid Muuqda

marka hore salaan dhaman shacabka s/land xukuumada madaxwyne siiraanyo mid muuqd oo aan indhaha laga qarsan karin waana mid umd reer somliland arkayso . laakiin dadka qaar baad arkaysaa dhaliilaya .

dhaliishu ha noqoto mid wax lgu toosinaayo oo lagu hagaajinaayo . wax qabad buuxa ayay xukuumadni wadaa ilaahay ha la qabto .   laakiin waxaa wacan in halkii wax laga qabanayo loo tilmaamo si wax looga qabto oo loo hagaajiyo ileen dawladu waa bashare      . war dadka yaan la didin . xuukuumaduna hawsheed ha sii wado yanay cidn u joojin

cabdi risaaq xuseen   hargaysa