Wadanka Somaliland wuxuu soo maray marxalado badan oo kala duwan. Wakhti waxaa la soo maray bulshada somaland lagu maamulayey beelo , waxaa looga gudbay wakhti dalku isku maamulo dastuur ummada Somaliland u codaysay si xaqsoornimo lehna loogu maamulo. Muwaadin kasta oo Somaliland u dhashay dalkuu doono ha ka sito dalkugal eh waxaa maalkiisa, amaankiisa iyo nabadgelyadiisa iyo madaxbanidiisaba ka masuula maamulka markaa talada haya. Mudane Madaxwayne Ahmed Mahamed Mahamoud sida aad ogtahay waxaa maanta magaalada Jabouti ku xayiran muwaadin reer Somaaliland qaali ku ah, muwaadin dadkiisu jecelyihiin, muwwadin dalka iyo dadkaba wax tara si dadban iyo si toosa labadadba. Muwaadinkaa oo ku jira haldoorka Somaliland oo degaan ahaan iyo dhalasha ahaanba ku abtirsada Somaliland.arintiisu maaha mid mid ay u xilsaaran yihiin beelaha Somaliland oo keliya . waxaase mudnaanta kowaad leh xukuumada aad madaxwaynaha ka tahay. Waxaase muuqata in wax ka qabashadeedii iyo ka hadalkeediiba meesha ka maqanyihiin. Hadaan nahay qurba jooga Somaliland ee magaalooyinka London, Cardiff, Bristol, Sheffield iyo Manchester ee magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaan si mug leh kaaga fadhinaa inaad arinkaa xilku kaa saran yahay aad sifo madaxwayne wax uga qabato si degdeg ah.
MAGAALADA LONDON
1. Ali AHMED MUSE
2. ADAN OSMAN
3. AHMED MAHAMED ABDILAHI
4. ALI TIMIR
5. ASAN XUSEEN
6. ABDI HUSEEN
MAGAALADA SHEFFIELD
7. Mahdi Jama Roble
8. Xaaji Yuusuf Abdi Shire
9. Ali Muuse Cawad
10. Mahamed Xirsi Ducaale
11. Abdirahman Ali Shire
12. Abiib Mahamed Cawaale
13. Mahamamoud Salaxan
14. Abdilahi Sh Xasan Gaboobe
15. Abdi Aw farah
16. Ahmed Miicaad
17. Bare Awgaan
18. Ahmed Abdi
19. Saleebaan Cigaal Mahamed
20. Siciid Mahamed Jama
21. Farah Jama
22. Mahamoud Huseen
23. Adan Mahamed
24. Baashe Gelin
25. Mahamed Abdi
26. Saleebaan Yaasiin
27. Osman Abokor Barbaraawi
28. Omer Gahayr Jama
29. Mahamed Abdilahi Ciise
30. Xasan Baaruud
31. Musse Haybe
32. Muhiyadiin Farah
33. Nuur Farah
34. Abdiqani Siciid
35. Abdirahmaan Awil
36. Mahamed Xiis Bacaluul.
MGAALADA MAANCHESTER
37. Huseen Carab Mahamed
38. Abdirahmaan Caydiid Koosaar
39. Mahamoud Mahamed Caafi
40. Abdilahi Jama Mahamed Boodcade
41. Naasir Dhamac
42. Ali Diiriye
43. Mahamed Abdilah
MAGAALADA BRISTOL
1. AHMED HASSAN
2 MUHUMED JAMAC
2. ABDI MAYGAG
3. ABDISALAM ASKAR
4. KAYSE ABDI
5. ISMAIL LOCKAR
6. ISMAIL OMAR ALI
7. ABDI RAHMAN SANDHERE
8. ISMAL SUFI
9. KAYSE DAHIR
10. MUSTAFE DAHIR
11. WIHIIB RAGE
12. OMER AW ABDI
13. MUSTAFE SALEBAN
14. IDIRIS NOUR
15. ADAN ABDI ARTE
16. ALI MOWLIID
17. ABDALLA HAJI ABDI
18. NASIR IBRAHIM SUFI
19. IBRAHIM
20. SALEBAN MOHAMED YEY
21. ISMAIL SUJUU
22. AHMED ABDI ARE
23. ALI SALEBAN
24. MOWLID MUSSE
25. FARAH GORSE
26. SH.MOHAMED SWEDEN
27. ABDI DHOORE
28. SICIID ABDI DHEERE
29. KHADAR ABDI DHEERE
30. AHMED ISSE KIBAR
31. RASHID YUSUF ALI
32. ALI YUSUF ALI
33. AHMED FOX
34. AHMED JOOJE
35. ADAN XOOG
36. AHMED ABDI ARTE
37. KAYSE YUSUF ALI
38. MOHAMED ABDI XUDHUUN
39. MAHAMED AHMED BUUX (FARS)
40. ABDIRASHID OMAR ALI
41. MOHAMED ABDI
42. IBRAHIM TURE
43. FARHAN SHEEKEYE
44. ABDI ADE
45. MOHAMED GORSE
46. ABDIRASHIID BULXAN
47. DAYIB ADAN
48. ABDIRASHID ISMAIL KHEEKH
49. GULED ISMAIL SHEEKH
50. FUAD AHMED
51. ABOKOR ISSE TANI
52. ABDIRASHID HAJI AHMED
53. ISSE TANI
54. HASSAN ALI AMAN
55. FARHAN IBRAHIM QAHIRA
56. MOHAMED ABDI OBSIYE
57. HUSSEN ISMAIL
58. MAHAMUUD MOWLID
59. MUSTAFE SALEEBAN ARE
60. MAHMED ABDI XUDHUN ARE
61. AHMED DAHIR –DENMARK
62. AHMED MOHAMUD AHMED
63. MUKHTAR ABDIRAHMAN BILE
64. YASIR ISMAIL SUFI
65. IBRAHIM ISMAIL SUFI
66. MAHAMUD SANKA
67. MAHAMUD MOWLID
68. SALEEBAN SACKALIYAALE.
MAGAALADA CARDIFF
70. HASSAN MAHAMOUD
71. MOHAMED YUSUF
72. MOHAMED MOHAMOUD ( Jameeco)
73. MOHAMOUD DAHIR
74. IBRAHIM HASSAN
75. ABDILLAHI YUSUF
76. ABDILLAHI MIYIR
77. OMER EGEH
78. MOHAMED IMAN
79. MOWLID ABDILLAHI
80. ALI ADAN AREYE
WA BILAAHI TOWFIIQ
ALLAA MAHAD LEH