Daawo Dood Qurux badan oo dhex martay wasiiradii Madaxweyne Siilaanyo oo u kala jabay Waddani iyo Kulmiye.

Dood dhexmartay Wasiirkii Kaluumaysiga iyo maamulka dekadaha Dr Maxamed Yasiin iyo Wasiir kuxigeenkii Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Yoonis oo ka tirsanaa xukumada Madaxweyne Siilaanyo.Doodan oo aad u xiiso badan kuna saabsan Dooda Qaran ee ay xisbiyada  Mucaaridka Waddani iyo Ucid qabanayaan. Doodani waxa ay muujinaysaa sida qadarinta leh ee ilbaxnimadu ku jirto ee ay labada siyaasi u doodayaan.

Halkan ka daawo Muqaalka